What you may have missed

Tuesday, August 18, 2009

Guddi Gargaarka Ramadaan Loogu Talo Galay Barakacayaasha

Waxgarad,culumaa’udiin,Abwaano,Ganacsato iyo Masuuliyiin ka tirsan Bulshada qeybaheeda ayna kamid ahaayeen Xubno ka tirsan ururka Xisbul Islaam, ayaa lagu gorfeeyey sidii wax loogu qaban lahaa shacab guryohoodii ka soo barakacay ee ku sugan duleedada Muqdisho inta lgu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan. Daawo Video-ga






Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.