What you may have missed

Tuesday, August 18, 2009

Ciidamada Dareeska Militeriga Sita oo Loo Diyaariyay Bisha Ramadaan

Ciidanka dowladda uu horkacayo Sh. Yuusuf Indhacade ayaa howlgalo ay fuliyeen ku soo qabqabtay askar aanan xirnayn dharka ciidanka kuwaas oo dadka biil qasab uga qaadan jiray. Ciidanka dowladda ayaa loo diyaariyay inay sugaan amaanka Muqdisho iyagoo bisha Ramadaan howlo gaar ah qaban doona sida ilaalinta maqaayadahu inay iibiyaan raashin karsan. Warbixintan waxaa soo diyaariyay Cawil Abuukar, Universal TV




Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.