Laxankii Saciid SH. Abuubakar iyo Codkii Farxiya Fiska.
FADLAN - WAXII CODKAAGA (FAALO AH) HOOS KA DHIIBO!
Horta, ninka heesta allifay, waa Saciid SH. Abuukar, waxaan filayaa in runta oo kasoo fakaray maxaa yeelay xaaladda dalka haatan ku suganyahay ayaa heesto sida ay u dhawaaqeyso ay ka hadleysa. Waxay ilatahay dad badani marka ay heestan maqleen waa soo xasuusteen dhibaatada shacabka (shacabka ildaran - sida farxiyo ku heestayba) heysta oo dadkaas masaakiinta ah la isku kor dagaalayo har iyo habeen. Hadda ka hor, ayaa la sheegay wadaninimadu fanaanada kaliyah bay ku hartay. In kastoo faaladaasi sida ay u badan tahay aysan run u ekeen, hase ahaate qoraaga (abwaanka Saciid Sh.) ayaa taas ka dhigaya mid la rumaysan karo.
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
No comments:
Post a Comment
Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.