Telivishinka CBC (Canadian Broadcasting Corporation) ayaa laga soo daayay war ku saabsan Sucaad Xaaji Maxamed iyadoo ku soo laabatay magaaladii ay deganeyd ee Toronto. Sucaad ayaa la sheegay inay ku soo jiratay xabsigii ee Nairobi iyadoo hadda lagu wado baaritaan. Sida warbxintu sheegtay Sucaad ma aha dadka kaliyah ee Somali Canadianka ah ee airportiga lagu dhibo iyadoo ay jirto in Soomaali-canadian badan lagu dhaco airportiga Nairobi kuwaasoo lacag baad ah laga qaado.
No comments:
Post a Comment
Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.