What you may have missed

Tuesday, August 18, 2009

Ciidamada Sweden oo Burcad Badda ka Ilaalinaya

Ciidamada Sweden oo Ilaalinaya/Kormeeraya Badda Soomaaliya. Daawo Video-gan
Badda Soomaaliya ayaa noqotay meel dalkastaa ku tababaro ciidamadiisa badda iyagoo wadamo badan oo European Unionka ka tirsan ay soo dhoobeen maraakiibta dagaalka agagaarka xeebaha Soomaaliya. Bal hadaba Video-gan waa howlgallada Ciidamada badda ee Sweden oo kurmeer ku haya badda Gulf of Aden raadinaya Burcad Badeed. Daawo Sida ay u shaqeeyaan






Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.