What you may have missed

Wednesday, August 12, 2009

Faadumo Qaasim oo Heesta Calanka Ka Qaaday Ciyaaraha Somali Week - London

Tartan ciyaaraha kubadda cagta oo ka dhacay Dalka England, magalada London ayaa waxaa ka soo qayb galay dad farabadan oo ay ka mid tahay fanaanaddii caanka ahayd ee Faadumo Qaasim Hilowle iyadoo weliba barxadda Kubadda cagta ka qaatay heesta calanka Soomaaliya o lagu furay ciyaarahaas. Somali Week ciyaaraha la qabtay ayaa soconaya ilaa Aug. 18 iyadoo ay sanadkan ka soo qayb galeen ciyaartooy ka kala socda wadamo badan oo Yurubta galbeed ka tirsan.





Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

1 comment:

  1. shaqo laan baa idiin heesa orada shaqo doonta

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.