What you may have missed

Thursday, August 13, 2009

Dekedda Kismaayo oo Weli Shaqadeedii Toos Uga Socoto

Dekadda Kismaayo ayaa si toos ah howlihii uga kala socdaan iyadoo laga dhuufiyo dhuxusha. In kastoo Dowladda KMG ah ay go'aamisay in la xiro dekadaha ayna iyadu gacanta ku heyn, waxaa haddana si toos u shaqeeya dekadda kismaayo oo aanay dowladdu xukumin. Afhayenka Maamulka Kismaayo, Sh. Xasan Yacquub Cali ayaa arintaan Universal TV warbixin siiyay.




Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.