What you may have missed

Showing posts with label Kismaayo. Show all posts
Showing posts with label Kismaayo. Show all posts

Thursday, August 13, 2009

Dekedda Kismaayo oo Weli Shaqadeedii Toos Uga Socoto

Dekadda Kismaayo ayaa si toos ah howlihii uga kala socdaan iyadoo laga dhuufiyo dhuxusha. In kastoo Dowladda KMG ah ay go'aamisay in la xiro dekadaha ayna iyadu gacanta ku heyn, waxaa haddana si toos u shaqeeya dekadda kismaayo oo aanay dowladdu xukumin. Afhayenka Maamulka Kismaayo, Sh. Xasan Yacquub Cali ayaa arintaan Universal TV warbixin siiyay.




Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

Tuesday, August 11, 2009

Sokorta Bariiska iyo Maciishadda Suuqyada Kismaayo Sicir Barar Ku Dhacay

Sicir barar ayaa ka socda magaalada Kismaayo kadib markii la waayay maraakiib keenta raashinka laga ganacsado. C/Qaadir Cumar Cabdulle oo Warbixintan u soo diyaariyay Universal TV.





Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat