Golaha Baarlamanka KMG ah ee Soomaaliya oo gacanta isula tegay kadib markii laisku fahmi waayay mudanayaal cusub oo maanta la dhaariyay. Video-gan waa mid laga soo duubay shirka baarlamanka markii fowdadu socotay - Universal TV
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
No comments:
Post a Comment
Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.