What you may have missed

Monday, August 10, 2009

150 Arday oo Loo Dhoofinayo Dalka Yemen

(Daawo Video-ga)Wasiirka Waxbarasha,hidaha iyo tacliinta sare oo soo afjaray howl uu u waday arday gaaraysa 150 oo uu u dhoofin rabo dalka Yemen oo ah dal deeq dhanka waxbarasho ah u fidiyay ardayda Soomaaliyeed.




Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.