What you may have missed

Tuesday, July 14, 2009

Yaman oo 150 Arday U Qaadi Doonta Waxbarasho

Wasiirka hidaha iyo tacliinta sare Ibraahin Cadoow ayaa sheegay in dowlada Yaman ay bixisay 150 Kursi oo loo diyaariyay arday Soomaali ah oo loo dhoofiyo dalka Yaman. Sida uu Wasiirku sheegay, ardayda ayaa geli doona Imtixaan Gaar ah oo lagu xulayo ardaydaas, Sahra Yuusuf UniversalTV

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.