What you may have missed

Tuesday, July 14, 2009

Banaadir FC oo Ku Guulaysatay Koob ciyaaraha Toronto 2009


Banaadir FC ayaa ku guuleysatay koobkii Somali Week 2009 kaasoo ka dhacay Toronto, Ontario Canada. Daawo Filimkan oo arag dabeecadda Soomaalidu wadaagaan ee ka kooban qaska iyo af is garad la'aanshaha aanu u dhalanay.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.