What you may have missed

Tuesday, July 14, 2009

Alshabaab oo Beenisay Dad La sheegay inay gowraceen


Alshabaab ayaa beenisay warar beryahaan lagu soo qoray jariiradaha wararka Soomaaliyeed ee Internetka kuwaasoo sheegay in ururka Alshabaab dhowr qof ku gowraceen Bay iyo Bakool. Mahad Cumar Cabdi Kariin oo ah Waaliga Walaayada Gobolka Bakool ayaa beenayay warkaas

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.