What you may have missed

Tuesday, July 14, 2009

Qaxootiga Banaadir oo ADT gaarsiisay Caawinaad ka Socota dad Reer Qurbaha ah

Dadka ka barakacay Muqdisho ayaa heyadda African Development Truce (ADT) ayaa gaarsiisay caawinaad. Caawinaada ayaa ah mid ka timid Soomaalida joogta wadanka Ingiriiska oo lasoo marsiiyay ADT.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.