What you may have missed

Tuesday, July 14, 2009

Dhalinyaro Argagixis Maxkamad lagu saari rabo

Magaalada Minneapolis ayaa Isniintii shalay lagu soo bandhigay dacwo lagu wado laba wiil oo Soomaali ah inay ka qayb qaateen dagaalo ka dhacay Soomaaliya ayagoo lagu eedeenayo inay galeen falal argagixis ah

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.