What you may have missed

Wednesday, July 15, 2009

Laba nin oo Fransiiska oo Laga afduubtay hoteelka Saxafi oo Lagu tilmaamay Jaasuus Fransiis ah

Hotelka Saxafi ayaa lagala soo baxay shan daqiiqo gudahood, iyadoo ciidanka tuutaysan ee xiran dharka dowladda, ay gudaha u soo galeen hotelka, kadibna afduubteen labadaas nin. Waa tanaa faahfaahinta. Wasaarada gaashaandhiga Faransiiska ayaa sheegtay in labada nin ee la afduubtay ahaayeen saraakiil qaabilsanaa dhinaca sirdoonka,kuwaasoo dowladda ka caawinayay tababarka saraakiisheeda dhinaca sirdoonka.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.