What you may have missed

Wednesday, July 15, 2009

Puntland oo Dhaleecaysay Dowladda Sh. Shariif

Shir ayaa ay ka qayb qaateen wafdi ka socday maamul goboleedka dowlad goboleedka Puntland kaasoo looga hadlay sidii wax looga qaban lahaa amaanka gobolka Mudug. Halkaa ayaa lagu eedeeyey dowladda kmg ah ee qaranka ee shirkaas looga tashaday in iyada dhan ban laga gaabsado iyadoo sida shirkaas laga sheegay in magacii fadaraalka meesha ka baxay.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.