What you may have missed

Wednesday, July 15, 2009

War bixin Burcad Badeedka ku saabsan oo dheer - Universal TV

War bixin howlaha burcad badeedka ku saabsan ay soo daysay Universal TV. Shaqaalo dhan 150 qof oo ajnabi ah iyo tobeneeyo markab ayaa haatan gacanta burcad badeedka ku jirta. Magaalooyinka Ayl, garacad laasqorey iyo xarardheere ayaa u ah saldhig ay kusoo xiraan maraakiibta ay soo qafaashaan.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.