What you may have missed

Tuesday, July 14, 2009

Alshabaab iyo xisbul Islaam oo dib ugu soo laabtay goobihii Shalay laga qabsaday

Xooghaya Gaashaandhiga ururka Xisbul Islaamka Muuse Caraale ayaa shir jaraaid ku qabtay isgoyska Sanca, kadib markii ururkaas kusoo laabteen fadhiisimo-yaal shalay laga cayrsaday isagoo sheegay in dagaalka Muqdisho galay Strategy cusub maadaama uu yiri ciidamada AMISOM oo soo galay dagaalka. Afahayan u hadlaya ALshabaab ayaa ku celceliyay inay ururka Alshabaab ay dagaal ku qaadi doonaan ciidamada AMISOM goor dhow, hadda kadibna dagaalka ka dhexeeyo iyaga iyo AMISOM.


Fadlan Gaar Our Sponser oo Kuu Haya waxyaabo Bilaash ah: iiDhis Web Design - Free Web Site - Templates

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.