What you may have missed

Monday, July 13, 2009

Ninkii Ajnabiga ahaa oo Noqday Soomaali sida Hooyadiis Cadeysay


Ninkii Ajnabiga ahaa ee ka garab dagaalamayay garabka Alshabaab ee dowladdu meydkiisa usoo bandhigtay saxaafadda ayaa noqday wiil Soomaali ah. Sida Video-gan ka dhex muuqata, wiilkaas hooyadiis ayaa lasoo xariirtay Universal TV iyadoo joogta mareykanka.

1 comment:

  1. Waa nasiib darro in caruurteenu ay kasoo safraan dalal ay markii horeba u aadaan inay ku nabad galaan si ay u xasuuqaan dadkii masaakiinta ahaa ee ku haray Muqdisho. Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.