What you may have missed

Monday, July 13, 2009

Shirkii Jaraa'id ee Sh. Shariif Shalay Qabtay

Madaxweyne Sh. Shariif ayaa shalay shir Jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa ka hadlay socdaal dhowaanahan uu kusoo maray dalal badan ee Afrika. Madaxweynaha ayaa ka codsaday in shacabka Soomaaliyeed ay taageeraan sidii qarinimo loo gaari lahaa. Waxa kala uu sheegay in dagaaladii maanta ka dhacay Muqdisho ay guulo weyn ku gaareen ciidamada dowladda.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.