What you may have missed

Wednesday, July 8, 2009

Xoolaheena oo dhoofis loo ogolaaday kadib markii xayiraadii laga qaaday.


Wasiirka xanaanadda xoolaha ee Soomaaliya Abuubakar Cabdi Cusmaan ayaa sheegay in ilaa 1Milyan iyo 200 oo Kun oo neef loo ogolaaday inay Soomaaliya u dirto xajka kadib markii saambal dhiiga xoolaha Soomaaliya la baaray aana lagu arkin wax cudur ah oo xayiri kara.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.