What you may have missed

Wednesday, July 8, 2009

Ciidamada Brundi oo Daaweysa Dadka Rayidka ah

Sida ka muuqata warbixintan UniversalTV na soo gaarsiisay, ciidamada Brundi ayaa geysa dadka rayidka ah ee reer Muqdisho isbitaallada militariga ee ciidamadaas loogu talagalay, iyagoo siiya daawooyin bukaankaas ka heli leheen isbitaallada waaweyn ee Muqdisho. Daawo warbixintan

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.