What you may have missed

Wednesday, July 8, 2009

Calan Saarista Otawa Canada - 1-da Luulyo

Inkastoo dagaallo ba'an oo dhamaad lahayn ka dhacayaan gudaha Soomaaliya, hadana waxaa si layaab leh u dhacay bilaawga bishaan Luulyo xaflado aan kala goys lahayn oo lagu xusayo xoriyadda Soomaaliya. Kan waa masawiro video ah layiraah Calan Saarista - Otawa Canada.

1 comment:

  1. Affiliate Marketing is a performance based sales technique used by companies to expand their reach into the internet at low costs. This commission based program allows affiliate marketers to place ads on their websites or other advertising efforts such as email distribution in exchange for payment of a small commission when a sale results.

    www.onlineuniversalwork.com

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.