What you may have missed

Wednesday, July 8, 2009

Dadaab, Kenya - Warbixin loo diyaariyay CitizenTV ee Xeryaha Qaxootiga Dadkeenu ku Dhibaateysan yihiin

Xeryaha qaxootiga sida mida Dadaab ee dalka Kenya ayey ku xareysan yihiin Somali xaaladooda nololeed aad u liidato. Qaxootiga aa caadi ahaan looga qaadaa xeryahaas oo la geeya dalal kale oo deganaansho loogu dhoofiyo (resettlement). Hase yeeshee xeradan waxaa weli ku nool dad soo galay 1994 oo aan weli la qaadin.



No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.