What you may have missed

Wednesday, July 8, 2009

Howgalo Lagu soo Qabqabtay dhalinyaro Rasaas iibin Waday

Ciidamada DKMG oo ayaamahan ka waday howl gallo amaan ayaa soo qabtay dhalinyaro watay rasaas ay u wadeen inay iibiyaan. Dhalin yartii xamar jajab laga soo qabtay doraadna ayaa la siidaayay. Daawo video-gan faah faahinaya



Codsi: Fadlan hadii aad wax yar oo waqti heyso nagala qayb qaado wadahadalka hoos ka muuqda. Mahadsanid. Akhyaarta Muqdisho kasoo gashay maanta waxii war ah oo cusub fadlan nala socodsiiya. waa Qaybta Chat-ka iyo Wadahadalka: Wax yar hoos u deg

4 comments:

  1. akhayaarta sharafta badanow waxaan idiin sheegayaa in bariise uu yahay nin dambiile ah oo umada islaamka ah dembi ka galay.
    waad aragtaan nimanka dhalinyarada ah inaysan dembi aynan geli lagu soo qafaalanayo laakin yaa usheega in qabashada dhalinyarada ay ukeenayso keliyah inay waayaan taageerada shacabka

    ReplyDelete
  2. waa loo baahanyahay in howl gal la samaayo ka dibne labaaro cidii an wax danbiya galin waa la sii daynaya cidi kalane waxaa la marsiinayaa shariciga
    i f they r khawarij and xisbulshaydhaan no more ques 4 them only d solution slough

    ReplyDelete
  3. Soomaalida waxaan dareensiinayaa in dagaallada socdaa isku ujeeddo yihiin isku meelna laga hago,danta laga leeyahayna ay tahay oo keliya in dalka soomaaliya la xalaashiisto sida falastiin kaddib marka la kala dilo oo qof-qof iyo koox-koox la isugu diro lana kala fogeeyo fikirkooda iyo cududdooda sidaasna lagu siiyo dalkaan barwaaqada ah qolo kale oo soo bixi doonta oo aan kolley ahayn dad muslim ah; ha noqoto israa'iil ama itoobiyaan ama qolo kaleba; warkaas iyo fikirkeyga isaga haaya ammaan oo meel isaga keydiya ilaa runta la gaaro oo ay soo gebagebowdo arrinta soomaaliya halka ay ku socoto ama ku dambeyso.

    ReplyDelete
  4. ac.w.w.b.r.t.h bismilaahi raxmani raxiim allahu akbar weli laahi xamdu qofkasta wuxuuw hadlaa dareenka ku aadan feker kisa ilaa kiin xaqii qadu ilaaha raxmaan ka ayeey agtaa laa koow maada maa aan xaqiiqada leeyska in dhatiri karin bariise soomaliya ama g/banaadir wuxxuw kasa meeyey gabood falo aan la soo koobi karin hadana kawadaa iyo ula dhaqan uuw ula dhaqmaayo shacabka soomaliyeey inuuw takri fallo waxosh nima kula dhaqmo taas oo uuw ula jeedo is tus tus nimo ama amaad heshaa jago wal waxaa ka iiba nasab damiir sumcad iyo wax kasta haduuw jego helaayo markaa waa caloo shis u shaqeeyste shee kadiisa in leeys ku daalsho maahan ama waqti leey saga dhumiyo is ku soo duuboo dhiig ayuuw fara kula jiraan hunguri gina meel xun ayuuw kagalay ilaah ar saaq da mee sheey ka gashay hanaga gelin w.w.w.b.r.t.h..t

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.