What you may have missed

Saturday, July 11, 2009

Nin Doonayo inuu Xaliyo Muskilladda u Dhaxeysa DKMG iyo Mucaaradka: Dood Furan

Ninkaan Soomaaliga ah oo aanu magaciisa cadayn ayaa sheegtay inuu yahay mid diblomasi ah oo garanaya siyaasadda Soomaaliya. Sida uu u sharaxayo sida loo heli karo xal lagu soo afjaro dagaalada ba'an ee ka dhacaya dalka, waxaad moodaa inu yahay siyaasi heer sare ka gaaray wada heshiisiinta kooxaha dagaalada sokeeyey dhexmaraan.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.