What you may have missed

Saturday, July 11, 2009

Maqal iyo Muuqaalka Xaalada ay Ku Suganyihiin Barakacyaasha

Waa nolol maalmeedka ka kookan hoy la'aan, cunta la'aan, daawo la'aan, iyo ilmo agoon ah. Dhibaato, rafaad iyo oon iyo geedo hoostood la jiifo. Kuwaas ayaa ah xaaladaha ay ku sugan yihiin barakacayaasha jooga duleedka Muqdisho. Videogan waa mid na tusaya qaabka nolol maalmeedka barakacayaasha iyo sida ay u galaan safafka ay ku doonayaan cuntooyinka UNICEF iyo Kooxaha kale ee ah NGO-da.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.