What you may have missed

Tuesday, July 7, 2009

Madaxweynaha DKMG oo Jooga Jabauuti shirkii Sirte markuu ka soo laabtay

Madaxweyne Sh. Shariif Sh. Axmad ayaa gaaray dalka Jabuuti kadib markii uu ka soo laabtay kulan uu dhowaan la qaatay ururka Midowga Afrika. Video-gan waa warbixin ay soo diyaarisay Universal TV oo madaxweynaha kula kulantay garoonka diyaaradaha ee magaalo madaxda Jabuuti.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.