What you may have missed

Tuesday, July 7, 2009

Qaybdiid Oo Ka Jawaabaya Fariintii Muqtaar Abuu Subeyr

Muqtaar Abuu Subeyr ayaa mudo 5-maalmood gudahood u qabtay in Ciidamada dowladda KMG ee dagaalka kala soo horjeeda in ay isku soo dhiibaan Alshabaab. Video-gan waa faahfaahin Universal TV arinkaas ah iyo Qaybdiid oo hadalkii Abuu Subeyr ka Jawaabaya. Waxaa kaloo laga dhex daaraa cajalkii Muqtaar Abuu Subeyr usoo diray warbaahinta.

10 comments:

  1. sheydaankan cabdi qeyr-diid maalin buu u gacan geli doonaa Al shabaab iyo xisbul-islam insha Allah.maalintaas karfintiisa ha sii diyaarsado.

    ReplyDelete
  2. waa run warkii mudane qayb diid sidee lola macamila waxaan lo jiidin oo cabsi dartiis aan la,aragba ma waxaas dal iyo masir umaduleedahey ka talon rabaa dhamaan ciyaalka gafuurada duuban iyo koowada weynba waa isku mid

    shedan aan lo jidin hada diin shegaan waa kanaa

    ReplyDelete
  3. Gen abdiqeydiid waa wadani doqonka sheydaanka ku sheegayow waxaa sheydaan ah Kan aad wadaad ka u taqaanid ee indhoshareerka xirta insha allah waxa uu soo Gali doonaa gacanta mujaahidiinta ina godane waxaa uu turjumaan u yahay Alqacida somalina doonimayso turjumaan cid kale inta taageerta ALhabaab iyo Xizbu sheydaan illaaheey idinkiis mar aa dheereyn xaqa illaah waa tusi doonaa

    ReplyDelete
  4. waxaan u arkaa ninka taageersan qayib doon inuu yahay nin caal waayey ama meel uu qabsado waayey wakhatigisiina dhamaaday markaa waxaan leeyey ninka sheegaya alqaacida inay yihiin dad shisheeye ma is waydiisaykuwan kala fuqa wayin waxay yihiin ee buuryaqabka ah ee macatabka xambaarsan intaad indha kutaagayso nin muslima maxaad u arkiwayday kuna galada aha ee uyimi inay umada somaliyeed ee walaalahooda uhiiliyaan hadaba aan su,aal ku tu,iye kee ayaa kuxiga mise maba taqaanid sida la isuxigo?

    ReplyDelete
  5. qaybdiid ama diindiid ama somali diid wuxuu ogolyahay in u ladagaalamo muslimiinta isagoo gacanta haysta kuwa gaalada amisom iyo kuwa lacagta looga furtay diintooda.

    mujaahidiinta marwalba way guulaysanayaan ama ha shahiidan ama wadankoo dhan sharciga alle ha ku soo rogaan.

    ReplyDelete
  6. WAXAAN LEEYAHAY CABDI QAYBDIID WAAD WAALAN TAHAY ADIGU,
    CATIRNA WAXAA AH CALALADA KAAKIGAA EE AAD KU WAALATAY ILAA DOWLADII SOOMAALIYA BAABA,DAY ,MEEL AAD CIIDAN KU TAHAY IYO MEEL AAD KA TAHAYNA LAMA YAQAAN,ADOO GAALADA WAXBA DHAAMIN BAAD HADANA ISKU JEEDIN FOOLXUMADAADA IYO HADALXUMADAADA,ODAY SAWIR OO DADKUU KA DHASHAY IYO SOOMAALI IYO ISLAAMKA DAYRO KA AH BAAD TAHAY,MUJAAHIDIINTU KU BIREYSAY OO GACANTOODA KUBAX WASAQYOHOW.

    ReplyDelete
  7. soomaaliya waxa dhibka kawada waa la yaqaan hadaan indhaha la is tirayn anigu waxaan daganahay degmada wadajir dadka qurbaha ka soo hadaaqa ma ahi, waa dawlad ku sheega raga ku daba fayshan oo la ogyahay in aay umada ka galeen danbi sida qayrdiid anigu waxaan oran lahaa shariifoowoow hadaad tahay nin diinta wax kayaqaa alle ulaabo oo xaqa dhinac ka raac oo gaalo madawda ka saar wadanka hadaad waxaad bilawday sheekadii geedi iyo yuusuf,allaan ku dhaartaye xaq wixii wada ayya wadankaas u haraya ama qawaarij dhaha ama magacyo ugu yeera si aad taageero uga heshaan gaalo laakiin markasta taagerada alle wax ka weyn ma jiraan ee sidaa u ogaada soomaliya waxa ka dhalanaysa dawlad islaami ah oosax ah ma aha midaan maqaar saarka ah ee la rabo dadka in lagu marin habaabiyo, mel ay ku jiraan rag aan ogahay oo ku dhaqanka diintaba uyaqaan taliban style u malyn mayo in aay diin shaqo ku leeyihiin ama rabaan ku dhaqankeeda ee soomaaliyaeey xaqa dhinac ka raaca inta aay goori goor tahay nabad waxa la helayaa marka aan diinta alle jees jeeska ka dayno oo karun sheegno xaqiiqdu way imaane sidaa u ogaada saaxiibayaaal

    ReplyDelete
  8. wabilaah tawfiq

    ReplyDelete
  9. saxaabadii suubanayd iyo suubanihii rasuulkeen sagaal saac utaagnaaa salaada iyo soonka sakadna sii wady saadirkaan ku dhaartaye sifihiisa soomaalay sidoodii hadaynaan salaada iyo sakada sideeda u raacin, saciira iyo samhariira ka fog ninkii salafka raacaaye, soomaalaay sideeni soonka iyo salaada iyo sifihii nabigeena sideeda ma u raacnaa.

    ReplyDelete
  10. ninkii raba inuu ila xariiro ha igala soo xariiro jabuuti21@gmail qasatan kuwa mooday gaalo la'aanteed nolol la'aan.

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.