What you may have missed

Tuesday, July 7, 2009

Cigaal Shidaad oo Xanuunsan - Barnaamij

Barnaamijkan waa mid tacliimi ah oo kaa jaahil bixinaya xanuunada dhimirka (mental illness) kaasoo dadka badankood aysan si buuxda u fahansaneyn saameyntiisa. Su'aalaha ka jawaabi doono barnaamijku waxaa ka mid ah; Maxaa keena xanuunada dhimirka, sidee qofka qaba dhimirka dadku ula dhaqmaan? Sidee sax ah oo qofka qaba xanuunada dhimirka daawooyin u raadsadaa? Aan aragno cigaal shidaad oo qaba dhimirka sida uu uga badbaaday ama uu sameeyey. Ninka barnaamijka soo diyaariyay waa Mukhtar Gaaddasaar. Video-gan waa mid soconaya 1 Saac marka hadba meel ku joojiso oo usoo laabo, laakiin isku day inaad dhameysato.

1 comment:

  1. Thanks Muqtaar barnaamijka mental illness waa barnaamij aad u
    wanaagsan, waxaa xaqiiq ah Somali badankood inay psychologically sick
    yihiin aysana heling right diagnosis
    Marka hadaa awoodiin nookordhiya barnaamijyada noocaan ah si uga wada faa
    iideesano meel kastoo aduunka kajoogno.

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.