
Barnaamijkan waa mid tacliimi ah oo kaa jaahil bixinaya xanuunada dhimirka (mental illness) kaasoo dadka badankood aysan si buuxda u fahansaneyn saameyntiisa. Su'aalaha ka jawaabi doono barnaamijku waxaa ka mid ah; Maxaa keena xanuunada dhimirka, sidee qofka qaba dhimirka dadku ula dhaqmaan? Sidee sax ah oo qofka qaba xanuunada dhimirka daawooyin u raadsadaa? Aan aragno cigaal shidaad oo qaba dhimirka sida uu uga badbaaday ama uu sameeyey. Ninka barnaamijka soo diyaariyay waa Mukhtar Gaaddasaar. Video-gan waa mid soconaya 1 Saac marka hadba meel ku joojiso oo usoo laabo, laakiin isku day inaad dhameysato.
Thanks Muqtaar barnaamijka mental illness waa barnaamij aad u
ReplyDeletewanaagsan, waxaa xaqiiq ah Somali badankood inay psychologically sick
yihiin aysana heling right diagnosis
Marka hadaa awoodiin nookordhiya barnaamijyada noocaan ah si uga wada faa
iideesano meel kastoo aduunka kajoogno.