What you may have missed

Friday, July 10, 2009

Kulan Baroordiiq ah oo loo sameeyay dadkii ku geeriyooday Beledweyne

Kulan Baroordiiq ah oo loo sameeyay dadkii ku geeriyooday Beledweyne oo uu ku jiray Wasiirkii Amniga ee Soomaaliya. Waxaa looga hadlay waxa ay diintu ka qabto in ismiidaamin suicide bomb la isku qarxiyo dadna lagu dilo.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.