What you may have missed

Friday, July 10, 2009

Qowmiyadda banaadiriga oo ka dacwoonaya dhulkooda oo la dhacayo

Reer xamarka ayaa sheegaya in lagu amray in ay guryahooda ku dayac tiraan hal bil gudahood hadii kalena lagala wareegi doono. Akhyaarta banaadiriga ah ayaa ku shiray London kuwaasoo waraaq usoo diyaariyay si ay ugu diraan Madaxweynaha.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.