What you may have missed

Sunday, July 5, 2009

Faahfaahin Dagaalka Muqdisho Universal TV


Isbitaallada oo buuxdhaafay iyo dad gaaraya ilaa 15 oo ku dhintay dagaallada ka socda waqooyiga Muqdisho. Dagaal Xoogan ayaa beryahan ka Dhacay Magaalada Muqdisho Kaasoo u dhaxeeya Xoogaga Kasoo Horjeeda Dowladda iyo Dowladda Soomaaliya


No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.