What you may have missed

Sunday, July 5, 2009

Ciidankii Dowladdii Siyad Bare



Ciidankii Soomaaliya Xilligii Dowladdu Jirtay. Waa dabaaldeggii Towradda October ee 1984 xilli Siyad Bare usoo bandhigay dadka Soomaaliyeed awoodiisa militeri ee uu ku cabsiinayay qofkii ah kacaan diid. Waxaasoo hub ah iyo tikniko militeri ah xageebay ka bexeen?




No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.