What you may have missed

Sunday, July 12, 2009

Dowladda oo Soo bandhigtay Sawirrada Maydkii Ajnabiga

Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa goor dhow Madaxtooyada Villa Somalia ku soo bandhigtay Meydka Nin ajnabi ah oo ka bar bar dagaalamayay Xoogaga Mucaaradka, kaasoo sida ay sheegeen lagu soo qabtay dagaalkii saaka ka dhacay Degmada C/casiis. Waa kuwaan sawirrada.

Maadaama sawirrada ay yihiin kuwo dadka qaarkood aysan aragtidooda u adkeysan karin iyagoo ah kuwo naxdin leh, waxaan rabnaa inaan kaaga digno. Haddii aad rabto inaad si toos ah u aragto, riix Masawirada Soo Saar



No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.