What you may have missed

Sunday, July 12, 2009

Faahfaahin Dagaalkii Shalay Iyo Indhacade oo Ka Warbixinaya

Waxaa shalay ka dhacay dagaal la isku weydaarsaday hubka nuucyadiisa kala duwan magaalada Muqdisho. Waxaa warbixin ka baxshay Indhacade iyo Shaaweeye oo ka muuqda halkaan. Video-gan waa faahfaahintii dagaalkaas waxaana loo soo diyaariyay Universal TV.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.