What you may have missed

Sunday, July 12, 2009

Xayeysiin aad Cajiib u ah - Ilmo dhalad ah oo Roller-Skating- sameynaya - Waa Evian Commercial

Xayeysiintan ayaa dhowaan soo saartay shirkada biyaha caadiga ah ee cabitaan ahaan loo iibsado taasoo la yiraah Evian. Waa caruur ku socota kobaha taayarada leh ee la yiraah roller-skates - iyagoo ku ciyaaraha barxad. Ilmuhu waa kuwo da'doodu ay tahay hal bil iyo wax la mid ah. Waa Evian Babies - Roller Skating - Dancing to Hip Hop Music in a Basketball Court.

1 comment:

  1. the skating babies is a good idea... what are they advertising again?

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.