What you may have missed

Tuesday, June 9, 2009

War-saxaafadeedkii Xasan Daahir Aweys 08/06/09

War Saxaafadeed shalay uu Xasan Daahir Aweys ku bixiyey Muqdisho ayuu sheegay in Dagaalka ayaga lagu soo qaaday. Beryahan ayaa warar is daba socday sheegayeen in Xasan Daahir aweys uu ku daawacmay dagaalladii dhowaan ka socday dalka gudihiisa iskuna heysteen Dowladda iyo xoogagga kasoo horjeeda. Halkaan Ka Daawo Warsaxaafadeed-ka Xasan Daahir Aweys 08/06/09



No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.