What you may have missed

Monday, June 8, 2009

Dadaalka dadkeena Dibadda Jooga oo Sii Kordhaya - Masawirro Dad hugan Calanka oo Ku Qancinaya


Waa Soomaali aad u jecel dalkeena xiranna Calanka. Waa video ah Masawirro aad la yaabi doonto sida dadkeena qurbaha jooga ugu xiiseen Soomaaliya una qaaliyeeyaan qiimaha uu leeyahay in had iyo goor lasoo bandhigo jaceylka loo qabo wadankeena. Bal daawasho wacan. Halkaan Ka Daawo Video-gan




No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.