What you may have missed

Monday, June 8, 2009

Meydka Agaasimihii Idaacadda Shabelle oo galabta lagu aasay duleedka magaalada Muqdisho 07 Jun 2009

Waa Faahfaahin dheer oo ay soo diyaarasay Universal TV oo ka hadlaya dilkii loo geystay Agaasimahii Idaacadda Shabelle Mukhtaar Maxamed Hiraabe iyo aaskiisii. Wariyaha UTV ayaa sidoo kale ku booqday Isbitaalka Madiina, Axmed Taajir, oo ah gudoomiyaha barnaamijyada Shabelle TV, kaasoo dhaawac u yaala isbitaalkaas. Halkaan Ka Daawo Video-Gan




No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.