What you may have missed

Sunday, June 7, 2009

Alshabaab oo Reer Baydhabo ugu Dhaartay inay Qoorta Ka jarayaan Qofkii Dowladda Caawiya


banaanbax videos.somchat.comDaawo alshabaab oo u dhaartay shacabka baydhabo in qoorta laga jari doono cidii lagu arko iyadoo la shaqeyneysa dowladda KMG ah. Waa Universal TV warbixin ay ka soo duubtay dhowr beri ka hor magaalada Baydhabo. Halkaan Ka Daawo Video-gan





No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.