What you may have missed

Sunday, June 7, 2009

Video ah: Abaabul Dagaal oo ay Wadaan Masuuliyiintii DKMG ee Goballada Bay iyo Bakool

Duqii hore ee Magaalada Balad-weyne oo goor dhow soo gaaray Magaalada balad-weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan iyo masuuliyiin kale oo abaabul dagaal ugu jira inay dib u qabsadaan Bay iyo Bakool. Halkaan Ka Daawo Video-gan



No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.