What you may have missed

Tuesday, June 9, 2009

$5,000,000 oo lagu Doonayo Sh. Xasan Daahir! Ma Runbaa?


Ma Runbaa in Sh. Xasan Daahir Aweys lagu raadinayo Shan Milyan oo Doolar? Waa 5 Million Dollars? Warkaas waxaa sheegay NTV oo ah Televisionka Kenya halkaan Ka fiirso sida Kenyaatigu u arko Taliyaha ARS iyo Xisbul Islaamka ayagoo faah faahinaya Shirkii Jaraa'id ee uu Dhowaan ku qabtay Halkaan Ka Daawo Video-gan Faahfaahinaya




No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.