What you may have missed

Thursday, June 11, 2009

Suxufiyiinta joojiyay Howlahoodii oo warbixin Siiyay Universal TV

Suxufiyiinta Soomaliyeed oo ka shiray dhowaan xaaladda cabsida ah ee ay ku sheqeeyaan ayaa go'aan ku gaaray inay joojiyaan howlahooda suxufiyadnimo. Qaar ka mid ah suxufyiintaas ayaa arintaan ugu hadlay Universal Tv. Halkaan Ka Daawo Video-gan



No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.