What you may have missed

Tuesday, June 9, 2009

Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo Gurigiisa soo dumay


Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo Gurigii oo deganaa kusoo dumay isaga iyo caruurtiisa. Gurigiisa waxaa ka horeeyey guri kale oo ayaan hore sababay dhimaso iyo dhaawac markii oo reerkii deganaa ku soo dumay ayagoo dhex jiifa. Tani waa gurigii labaad ow soo dumo guri xamar weyne ku yaala. Midkaan oo ahaa seddax dabaq ayaa ahaa guri sidiisii horeba dhismisihiisu liitay. Daawo Video-gan Universal TV ah. Halkaan Ka Daawo : Guriga Maki Xaaji Banaadir oo Soo Dumay - Muqdisho






Gurigii Hore ee soo dumay waxaa dadka gurmadka ee isugu soo baxay ka mid ahaa Maki Xaaji Banaadir isago markaas ka bixinayay faahfaahin mar uu la hadlayay wariyaha Universal TV ee markaas asagana goob joog ka ahaa howlaha gurmadka ee markaas socday, soona duubay. Halkaan ka Daawo Video-gaas gurigaas faahfaahinaya oo videos.somchat.com lagu soo bandhagay Saturday, 06 June 2009


No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.