What you may have missed

Thursday, June 11, 2009

Dad Muqaadaraadka Ka Ganacsada oo Ciidamada Amaanka Hiiraan Soo Qabteen

Maxkamadaha Gobolka Hiiraan iyo Ciidamada amaanka Hiiraan oo soo qabqabtay dad ay ku sheegeen inay ka ganacsadaan maandooriyaha xashiishada. Waxaa saxaafadda lasoo hor istaajiyay laba nin oo lagu wado in lasoo saaro maxkamadda. Halkaan Ka Daawo Video-gan




No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.