What you may have missed

Friday, June 12, 2009

Madowga Mareykanka xaaladeena soo faragashay.

Waa layaab in dadka Mareykanaka ee madoowga ah ay xiiseeyaan ka hadalka arimaha Soomaaliya. Waa kanaa nin Mareykan dadka madoow ah oo fikradiisa ka dhiibanaya arimaha Soomaaliya siiba Ciidamada Kenya oo xuduudda soo dhoobtay. Waa barnaamig uu baxsaday Afirsynergy ninkuna waa T-West. Fiirso Video



No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.