What you may have missed

Saturday, June 13, 2009

Video ah Warbixin Muqdisho ku saaabsan oo France24 soo diyaarisay

France24 ayaa warbixin dheer kasoo diyaarisay dagaallada Muqdisho. Barnaamijkan ayaa ku dhex marinaya magaalada Muqdisho isagoo socda 17 daqiiqo. Nin cadaan ah ayaa ku jira oo ah mid ka shaqeeya qufidda bumbooyinka jidka loo dhigo. Waxaa kaloo la wareysanaa Madaxweyne Sh. Shariif. Barnaamijkan waxaa loo bixiyey Caught In the War of Mogadishu



No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.